X

Harimacad gacanta goosan gaaray dalxiise Ingiriisa oo Jooga Koofur Afrika: ARAG sida wax u dhaceen

Dalxiise Ingiriisa ayaa ku sigtey in uu waayo gacantiisa midig kadib markii Harimacad gaajaysan kaga soo baxay xero lagu hayo duurjoogta oo ku taal dalkaasi Koofur Afrika. Dagaal xoogan ayaa dhexmaray Harimacad iyo dalxiisayaal u daawasho tagey. Ninka ayaa markii dambe loo qaaday dhaqtarka. ARAG waxa dhacay.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.