Diiwaangelinta gobolada Awdal ayaa fashil ku socda waxana durba lagu gacan sayrey tirada soo bixi doonta iyadoo kooxda doorashadu ay si ula kaca iskaga indhatirey xaqaaiqa yaala gobolka. Haweenkan ayaa soo arkay in goobiba goobtey ka tiro badan tahay la dhigey hal kambuyuuter.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS