Haween Somaliyeed ayaa booliis habeenkii wareega ka noqdey xaafad Somalidu isku disho oo Sweden ka taal. Hooyooyinka is-xilqaamay oo qaakood wejigu qarsoon yahay ayaa dadku sheegeen in iyaga laftoodu cabsi yihiin.
Xaafadan o Sweden ku taal ayaa waxa degan Somalida dalku magangalyada siiyay waxana ugu guurey cadaankii deganaa dalka oo ka yaabay dad Muslim ah hadana dhaqan xumo la yimi dalka.
Haweenkan qaarkood doortey inay wejigooda qariyaan ayaa shan u socda dariiqada xaafadan fooqa badan ee mudooyin hore la dhisey Somaliduna degan tahay.
Dariiqayada ayaa dadkii gaalada ahaa ka mari waayeen kuwo Muslim sheeganaya, waxana wax ka duubey saxaafadaga caalamka.
Booliiskii dalka ayaa iyaguna uga guurey xaafadan Somalida dhaqan xumada iyo fowdada ugu abaalgudey dad soo dhaweeyay oo hadana aan Muslim ahayn.
Waxay tiri ”yaa caruurtiinii idiin ilaalinaaya markaad idinku wareegaysaan dariiqyada naa meesha ka hoyda ayaa nalagu yiraa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jm88UUiq7m4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS