Haweenay ay walaalo yihiin haweenayda ugu buuran aduunka ee lagu qalay Hindiya ayaa beenisay culayska cisbitaalka qalay sheegtayna in ayna waxba ka jirin waxa cisbitaalku sheegtay.
Shaimaa Selim ayaa beenisay warka ka soo baxay cisbitaalka ee sheegaya in walaasheed lumisey miisaan badan oo gaaraya 250. Waxay ku doodey in cisbitaalku aanu miisaamin kahor inta aan qaliinka la samayn.
Cisbitaalka ayaa ka cadhoodey warka ka soo baxay haweenayda ay walaalaha yihiin. Shaimaa Selim ayaa sheegtay in walaasheed uu hadda qalal ku dhacay oo ayna hadli karayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS