X

Haweenay Baardheere weerar ka gaysatay oo faahfaahin laga bixiyay

Haweenay ka tirsan argagixisada Shabaab ama ay adeegsadeen ayaa bambo ku weerartay saldhiga booliiska ee degmada Baardheere waxana jira dhaawacyo ay u gaysteen ilaalada saldhiga.


Hadaba masuuliyiinta degmada ayaa ka Hadley sida wax u dhaceen ayaa sheegay in haweenayda markii hore loo malaynaayay inay ku xiran yihiin walxaha qarxa ayaa kaliya ku tuurtey bambadaas.

”Waxa goobta ku dhaawacmey laba askari oo ah kuwa ilaalada degmada dhaawacooduna uu fududyahay ayuu yiri taliyaha amniga degmada. Shalay ayay ahayd markii ciidanku xoojiyay weerarada ay ku hayaan argagixisada.


Haweenayda ayaa lagu hayaa saldhiga Baardheere waxana ku socda baaritaano iyo xaaladeeda caafimaad. Argagixisada ayaa adeegsada dad xiskoodu dhamayn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.