Kadib banaanbax weyn oo shalay dhigeen shacabweynaha Gabooye oo ah dad aad u baaxadweyn aqoona u leh farsamooyin badan ayaa haweenaydani gabay ku huwisey habdhaqanka foosha xun ee xukuumada uu ku magacaaban yahay Siilaanyo laakiin ay maamushaan cidkale oo aan la dooran.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS