Haweenay masayrtey ayaa gubtey guri ay ka deganayd magaalada Muqdisho. Guriga haweenayda gubtey ayaa ku yaalay degmada Yaaqshiid oo ay kula noolayd ninkeeda.
Aabaha dhalay wiilka qabay gabadha Guriga gubtay ayaa warbaahinta u sheegay inuu jirey isku dhac kadibna gabadhu dalbatey furiin. Ayadoo arinta la galayo ayaa kadib arintan dhacdey.
Maaha markii ugu horeysay ee ninkan iyo naagtiisa hadda gurigaghubtey loo fariisto xaaladooda. Gurigan gabadhu gubtey ayaa waxa lahaa aabaha dhalay wiilka gabadhu guriga ka gubtey.
Guriga ayaa gebi ahaanba gubtey oo aha afar qol oo jiingada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS