X

Haweenay si qiireysan uga hadashay abaar xun oo haysatey in muddo ah

Gobolada Awdal iyo Gabiley waxa ku habsatay abaar xun oo jirtey in muddo ah haba ugu sii daraadee gobolka Awdal ilaa xeebta Awdal. Hadaba haweenay ka cadhootey baryada ayaa si qiiro leh uga hadashay dhibaatada taagan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.