Hay’ada caafimaadka ee aan xuduuda lahayn lagana leeyahay Faransiiska ayaa waraysi ka qaaday haweenay Somali ah oo dhaawac ka soo gaaray tahriibkii ay ku soo martey Suudaan iyo Liibiya iyadoo saxaafada tustey dhaawac kaga yaala caloosha oo ay tiri waxa u gaystey rasaas.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM