Haweenay Sucuudi ah oo da,yar oo baxsad ah ayaa hadda ku sugar dalkaasi Taylaan oo ay ka rabto in ay badbaadiyaan kadib markii baasaboorkeeda uu ka qaatey danjire Sucuudi ah oo ku sugayay madaarka.
Haweenaydan ayaa soo bandhigtey baasaboorkeeda Iyo sawirkeeda arintaas oo halis ah Sucuudiga una arka sharaf dhac qoys ahaan.
Waxay sheegtay inay ka ordayso xoriyad la,aan dhaqaneed oo aan diin ku salaysneyn. La iima ogola waxbarasho, nolol kale iskaba dhaafe. Waxa aan qarsado hadda ma jiraan ayay tiri.
Hala iga badbaadiyo in dib la ii celiyo halkaas oo nolol la igu aasi doono ayay tiri. Xanax ayaa sheegtay inay haysato fiise Austareelita,ah. Booliiska Taylaan ayaa sheegay inat dib ugu celin doonaan diyaaradii keentay.
Maaha markii ugu horeysay ee haweenku ka cararaan gumeysiga ay ku jiraan dalkaasi Wahaabiga ah ee Sucuudiga inkastoi haweenaydii iyada ka horeysay dib loogu soo celiyay Sucuudiga, halkaas oo aan la
Waxa la sugayaa inay gurmad magangelyo hesho siiba qaramada midoobey oo Sucuudigu biilo Iyo in xoog loogu celiyo Sucuudiga. Haweenay kale oo guur la,aan ku guurtay 33 oo uu dhalay caaqilka Dubay ayaa iyana baxsatey ilaa haddana ka badbaaday in la dilo, inkastoo aduunku soo farogeliyay.
Rashid Ceelaanyo
ARAABINEWS