Haweenay tagsiile ka noqotey Hargeysa markii ugu horeysay oo fariin u dirtey haweenka kale
Haweenay tagsiile ka noqotey Hargeysa ayaa fariin u dirtey haweenka kale. Xiisaha gabadhan xoogsanaysa ayaa dhiirigelin u ah gabdhaha kale ee Somalilyeed oo xilli xun ku jira.