X

Haweenay wasiir Somaliland ah u ciqaabay maxaad Awdal ugu rartey shaqadaada iyo qaylada

Haweenay wasiir Somaliland ah u ciqaabay maxaad Awdal ugu rartey shaqadaada. Wasiirkan oo Muuse Biixi iska magacaabay una qaabilsan kaluumeysiga ayaa Sabaax ku soo rogey amaro laga yabay oo aanu aqoon u lahayn.

Sabaax waa qurbajoog dalkeeda u soo noqotey waxayna xarun ku lahayd Berbera waxayse u soo guurtey Lughaya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8_nDKqkv6-c[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.