X

Haweenaydii ugu horeysay oo duuliye ka noqota Somaliya oo soo dhaweyn Muqdisho loogu sameeyay

Haweenaydii ugu horeysay oo duuliye ka noqota Somaliya ayaa soo dhaweyn Muqdisho loogu sameeyay. Duuliye Asli Xasan Cabaade ayaa ku labisneyd cabaayadaha Carabta ee madow. Haweenaydan ayaa haweenka u muujisey in ay gaari karaan wixii dadaal ay u galaan.




C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.