X

Haweenaydii ugu horeysay oo gaarta sareeye guuto oo loo xirey darajada: SAWIRO

Haweenay booliis ah ayaa lagu taxay darajada sareeye guuto. Saakiya Xuseen ayaa shaqadeeda aad loo amaanay waxayna ku mutaysatey hawlkarnimo iyo asluub wanaag.


Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo wakiil ka ah madaxweynaha ayaa darajada ku taxay Saakiya Xuseen Axmed oo noqotey gabadhii ugu horeysay ee gaarta darajo sidaasa.

“Qaran quulaysanaya ma jiro haddii aan qayb waliba oo bulshada kamid ah xuquuqdeeda la siinin. Haddii gabdhaha Soomaaliyeed ay bulshada ka yihiin boqolkiiba 60 oo aan duudsiinno xuquuqdooda, ma dhisi karayno Soomaaliya la tartami karta waddamada deriska ah”, ayuu yiri ra’iisul wasare Xasan Cali Khayre.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.