X

Haweenaydii ugu horeysay oo xil ka qabata wasaarad ciidana

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya una magacaabay Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya.



p style=”text-align: justify;”>Wasaarada gaashaandhiga ayaa ka mida wasaaradaha ugu dakhliga badan dalka ayadoo qaadata miisaaniyada ugu badan maadaama lala argagixisada Wahaabiyada oo xasuuq badan Ka gaysatey dalka.


p style=”text-align: justify;”>Jihaan ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay booska loo magacaabay ayna Ka soo dhalaali doonto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.