Burco–Haweenka degmada Siilaanyo ka soo jeedo ee Burco ayaa sixir barar uu keenay maamul xumadiisa ay ka hor dhigeen guriga uu degan yahay wakiilkiisa. Haweenkan ayaa is arkay iyagoo halmar jeebku ka madhan yahay oo macaashkii ay rajaynayeen uu siiroo taagan yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS