X

Haweenka Garxajis (ISAAQ) oo ka dhiidhiyay dagaal Muuse Biixi ka ridey Sanaag galbeed

Haweenka Garxajis (ISAAQ) ayaa ka diidhiyay dagaal Muuse Biixi ka ridey Sanaag galbeed. Ciidanka Muuse Biixi ayaa jeneraal jooga Sanaag weerar ku qaaday. Jabhadda kacdoonka Caare ayaa sheegay inay Jiri doonin wado fayow haddii Muuse Biixi bilaabey dagaalka.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vKhIPAB-Bik[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.