X

Haweenka gobolka Awdal oo xilli dambe ka qayliyay qabyaalada gobolka Hargeysa looga keenay

Haweenka gobolka Awdal gaar ahaan kuwooda lagu yaqaaney gargaarada ayaa xilli dambe ka qayliyay qabyaalada gobolka looga soo guuriyay Hargeysa.

Qabyaalada gobolka ayaa bilaabantery markii Suldaanka Axmed Muumin Seed si toosa uga baxay suldaanimada dhinacna ka galay siyaasada taas oo Suldaanada Makaahiil ka cadhaysiisey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.