Haweenka kuuliga ka shaqeeya Boorama oo sii kordhey iyo warbixin laga diyaariyay
Haweenka Boorama ka shaqeeya kuuliga iyo wastaadnimada ayaa sii kordhey iyadoo awal la ogaa hal haween kaliya ayaa hadda tiradoodu sii korodhey halka ragii qaban lahaa ay qaarkood fadhiyaan.