X

Haweenka mucaaradka Wadani iyo Ucid oo ka naxay sida Siilaanyo u murdiyay hantida dadka: buurihii ayay murdiyeen

Haweenka mucaaradka Wadani iyo Ucid ayaa qaylo dheer ku sheegay in Siilaanyo murdiyay (muudsaday) hanitda dadka iyo tan guud. Waxay kaloo sheegeen in ay u dambaysay Siimoodi iyo buuraha gacan libaax. Waxay taabteen salaadiin iyo dhalinyaro uu jeelka u tabaaxay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.