X

Haweenka Puntland maxay ka yiraaheen wasiirada cusub ee la magacaabay

Waxay ahayd xalay markii madaxa Puntland Siciid Deni uu magacaabay golihiisa wasiirada oo ay u badan yihiin wejiyo cusub oo dhalinyara inkastoo oo ay aad u badan yihiin Puntlandna qaadi Karin tiro intaas leeg.


Wuxuu ku qasbanaa inuu sameeyo intii kuwi ka horeeyay sameeyeen taas oo ka dhigan inuuna jirin isbedel siyaasaddeed dhinaca wasiirada laakiin uu Jiro isbedel shaqsi.


Marwo Khadro Warsame, guddoomiyaha Haweenka oo hadalka ku hormartay ayaa soo dhowaysay golaha wasiirada cusub, waxaana ay sheegtay in ay taageesantahay xukuumadda la soo dhisay oo ay ku tilmaantay” mid xul ah”.


admin:

This website uses cookies.