X

Haweenka Somaliyeed oo bilaabay dagaalka kuraastooda

Kadib markii la saxiixay hanaanka doorashada ee ay ku fadhiyeen kooxda Xalane mudada dheer ayaa waxa soo baxaya in heshiiska qaybta haweenka welli laga cagajiidayo.


ā€¯Waxaan hadda bilownay in qoondada aan laga reebin hal kursi ayay tiri Xaashi Cabdi. Golihii shacabka ee hore waxa haweenku ku guulaysteen inay helaan 80 kursi halkii ay ka heli lahaayeen 112 kursi.


Waxa caadiyan kuraasta haweenka ku naaxa isla jufooyinka looga baahan yahay inay soo gudbiyaan, taasna waa waxa hadda aan ka dagaalamayno ayay tiri Xaashi Cabdi.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.