Haweenka xisbiga Kulmiye ayaa shir jaraaid ku difaacay gudoomiye ku xigeenka Baashe oo Ciro feedhay waxayna jawaab kulul u direen suldaan aflagaadeeyay Baashe una sheegtay Somaliland kuna tilmaamay nin Cali Khaliif soo dirty.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM