Diifow–Dagaalo u dhexeeye beesha Hawiye iyo beesha Dir ee Hiiraan ayaa ka qarxay deegaanka Diifoow waxana la sheegayaa in uu jiro qasaare nafeed oo labada dhinacba ah. Maaha markii ugu horeysay ee labada dhinac isku dagaalaan deegaankaas.
Ciidamada gobolka Hiiraan ee dawlada ayaa laga soo xulay beesha Hawiye kaliya oo qayb ayaan ka dega gobolka Hiiraan waxayna ka qaybqaateen dagaalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS