Hargeysa 07 Dec 2014–Faysal Waraabe ayaa u qaylo dirtey Hawiye sheegayna in ay isku xulafo ahaayeen oo ay ka qabtaan hubka sida uu u dhogey Majeerteeniya uu soo galinayo maamulkooda. Faysal Waraabe ayaa dhinaca kale ka hadlay Awdalstate iyo Suldaan Wabar sheegayna in Isaaq aan la khuukhin karin oo isku tiirsan yihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM