Marka 03 Jan 2015–Hawlgal aad u balaadhan oo looga sifeynayo argagixisada shabaab ayaa ciidanka nabadsugidu ka fuliyeen deegaano hoos yimaada gobolka shabeelaha hoose, waxayna halkaasi ku soo qabqabteen dhalinyaro aad u tiro badan oo lagu tuhmey inay ka tirsan yihiin argagixisada caalamiga ah ee shabaab.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS