Hay’ada Camuud Foundation ayaa deeq gaarsiisay dadka abaaruhu ku dhifteen ee Awdal. Deeqdan ayaa gaartey degmooyin hoostaga Lughaya oo dadka xoolihii ka dhamaadeen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TFAB2wjB8Nk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS