Madaxa Camuud Foundation oo ku sugan gobolka Awdal ayaa furey isbitaal iyo ceel biyoodyo aad loogu baahnaa deegaano ka mida gobolka. Dadka deegaanka ayaa ka mahadceliyay isbitaalka iyo ceelasha iyadoo madaxa caafimaadka gbolkuna goobta ka hadlay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS