Hay’ada Khumeyni ee laga leeyahay dalkaasi IRAN ayaa beenisay warar sheegaya in xarunta hay’ada la bililiqaystey oo ay soo weerareen kooxo hubeysan oo aan la garanayn haybtooda iyo cida soo dirtey. WArar saaka soo baxayay ayaa sheegayay in rasaas dhacayso waxase hadlay afhayeen ka tirsan hay’ada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS