X

Hay’ada lacagta aduunka oo diidey in ay Somaliya amaahiso lacag ilaa tii hore laga hadlo

?????????????????????????????????????

Hay’ada lacbagta aduunka ee loo soo gaabiyo IMF ayaa diidey in ay Somaliya siiso lacag kale oo Dayna ilaa lacagtii hore ee lagu lahaa dalka laba heshiiyo intii aanu dalki burburin. Hay’adan ayaa lacago ks ururisa aduunka taajirka Una soo celisa lacagtoodii oo laba jibaaran maadaama ay Ribo Ku shaqayso.

Hay’ada ayaa aaminsan in dalku isku filanyahay ayna ka baqayso in haddii lacag kale loogu daro ay dhici karto in ay deg deg u soo celiyaan.

Masuul tagey Muqdisho ayaa ka naxay sida dalku u socdo dhaqaale ayaan iyadoo horumar badan laga gaaray dhinaca kaluumaysiga, dhismaha iyo qurbajoogta oo lacago badan soo geliyay.

IMF ayaa qabta in Somaliya soo celiso lacagtii hore ee gaaraysay ilaa 328 oo milyan oo runtii ah lacag aan sidaa u badneyn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.