X

Hay’ada nabadsugida oo markale ku celisey dad ku jira argagixisada shabaab oo ay raadineyso yaase wali ku jira liistada

Hay’ada nabadsugida Somaliya ayaa soo bandhigtey markale dadka ku jira ururka argagixisada shabaab ee ay raadineyso oo uu ku jiro nin reer Awdala oo isagu beeniyay laakiin diidan in uu ishorkeeno sharciga si uu isaga sifeeyo faldambiyeedka lagu haysto. C/naasir Maxamed Buuni ayaa afkiisa ka ilaaliyay in uu sheego magaca shabaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.