Hay’ada wadooyinka Awdal oo hawsha loo igmadey muddo ka seexatay ayaa lacago ku qortey ganacsatada Boorama, kuwaas oo laftoodu diyaar u ah inay bixiyaan. Liistada lacagta bixinaysa ayaa lagu sheegay goobta iyo inta ay balan qaadeen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_o68V-Zqqok[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS