X

Hay’addaha dibedda xafiisyada ku leh oo dalka laga madnuuci doono

Hay’addaha dibedda xafiisyada ku leh oo dalka laga madnuuci doono haddii ayna dalka ka furan xafiisyo ay ku shaqo galaan. Golaha wasiirada ayaa sidaas lagu gorfeeyay shirkoodii Khamiislaha.


Golaha wasiirrada ayaa ansixiyay go’aan ay dhawaan soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo dhigayay in dhammaan hay’adaha dalka ka howl gala ee xafiisyada ku leh dibeeda ay shaqo billaabaan kahor Janaayo 01, 2019.


Go’aankan ayaa looga dan leeyahay sidii dhalinta shaqo loogu abuuri lahaa.

Golaha ayaa sidoo kale ansixiyay Istaraatiijiyadda soo kabashada iyo kobcinta dawladnimada oo ay soo bandhigtay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.