X

Hees loo qaaday shirkii Samaroon ee la afduubey ee fashilka ku dhamaaday iyo faalo ku dhex jirta+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Shir baryahan uga socday beelaha Samaroon ayaa ku dhamaaday fashil. Shirkan ayaa la afduubey iyadoo dad badan ku qosleen qodobada ka soo baxay iyo waxa waqtiga la isaga qasaariyay waxase ka soo baxay hal qodob oo SNM ku faraxdaey kaas oo ah in la kala jajabiyo isku duubnida Samaroon.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.