X

Heesta maanta xoriyada kowda Luulyo awgeed waa codkii AUN Kuluc: mid uu ku caano maal

Heesta maanta xoriyada kowda Luulyo awgeed waa codkii AUN Maxamed Axmed Kuluc oo ay la jiibinayaan hoboladii qaranka ee Waaberi. Mid uu ku caano maal.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.