X

Dawlada Somaliya oo ka hadashay wiil Somaliyeed oo Amisom dishay oo siyaasiyiin iyo Universal tv ka faaiideystay: ARAG

Afhayeen u hadlay dawlada Somaliya gaar ahaan gobolka Banaadir ayaa sheegay in siyaasiyiin iyo Universaltv ka faaiideysteen wiil Somaliyeed oo Amisom si ula kaca ayna u dilin kadib markii ay baartey dawladu. Waxay sidoo kale sheegeen in Universaltv ahayd in ay iska shaandheeyaan dooda inta ayna bixin.

 

Hoos ka fiiri barnaamijka lagu xirey oo ahaa mid lagu casuumay muwadiniin diidan maamulka Xasan Sheekh ee fashilmey

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.