Dardaaran waa heesta usbuucan aadka loo xiisaynayo oo ay ku luqeeyaan Maxamed BK oo Ingiriiska jooga iyo Nimco Yaasiin. Fanaanka Maxamed BK ayaa reer Ingiriis aad u xiisaynayaan waana heestii labaad oo uu INgiriis ku qaado intii lagu soo casuumay usbuuca Somalida ee London.
ARAABINEWS.COM