X

Hibaaq oo dagaal ugu jirta sidii jacayladu u midoobi lahaayeen

Waa qayb kale oo xiise leh jacaylada kala maqan ee C/qani iyo Ikraan. Hibaaq oo leh waan ka aarsan lahaa hadaad uur yeelan lahayd. Ikraan ayaa ku doodaysa maxay iga ogyihiin haddaba inaan leehay iyo in kale. Dagaalkan Ayaan la ogeyn halkuu ku dambeyn doono.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.