X

Hibo Nuura oo ka qaybgashay munaasabad ciyaaryahan lagu sagootiyay yaase loo sameeyay

Fanaanada Hibo Nuura iyo Cadar Axmed ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin oo loo sameeyay mid ka mida ciyaaryahanadi qaranka Somaliyeed oo loogu qabtey maqaaxi ka mida maqaaxiyaha Somalida ee Minneota. Ciyaaryahan Sayga Ruushka ayaa ka mid ahaa kuwii ugu xariifsanaa ciyaaryahanadi qarankii burburey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.