X

Hibo Nuura oo si qiira leh uga hadashay xoriyada calanka 1960

Hibo Nuura oo lagu yaqaan wadanimo dheeraada ummaduna aad u jeceshahay weligeedna is bedelin ayaa si qiira leh uga hadashay xoriyada calanka 1960. Hibo Nuura oo hadda tirisa tixo gaaban ayaa calankeena si gaara uga hadashay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HPBWEDMDCxY[/embedyt]


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.