X

Hibo nuura oo tix gaaban la tirisay fatahaada webi shabeelle

Fanaanada caanka ah ee Hibo Nuura ee lagu yaqaano dad jacayl iyo dal jacayl ayaa tix gaaban ka tirisay fatahaada webi Shabeelle oo dad farabadan ay Ka soo gaartey waxyeeladu, ilaa haddana ay jiraan dad lagu la’yahay buyahaas.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.