Hiddo iyo dhaqan kii ugu quuxsanaa oo lagu qabtey Muqdisho iyo agabyo la soo bandhigey: SAWIRO
Hidaha iyo dhaqanka Somalida ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdish iyadoo dhawaan lagu soo bandhigey agabyo kala duwan iyo ciyaaro la isku arkey. Sawiro aan ka soo qaadney nala arka.