Hilibka beerka oo laga keenay Itoobiya oo markale la qabtey. Beerkan oo aan la garanayn waxa uu yahay ayaa waxa laga naxay urta ka soo baxaysa, waxana la sheegay in caafimaad ahaan uu khatar ku yahay.
Beerkan ayaa lagu sidey baco iyo kartoono oo baalmarsan sida hilibka loo qaado.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7iN30PRJUg0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS