Somalida ayaa khaati la taagan in ka yar nus milyan Somali ah oo abaari hayso bal ka waran 330 milyan oo qof oo abaari hayso. Gobolada Hindida oo ah dal fiqiira dhinacna ay jiraan dad badan oo lacagleh ayaa abartu haysaa sanadii labaad.
Nin u hadlay dawlada ayaa sheegay inta uu hadda sheegay in ay tahay oo kaliya inta la ogyahay ee diiwaangelinta gashay wuxuuse qirtey in ay tiradu intaa ka badan tahay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS