X

Hodan C/raxmaan iyo fanaaniin kale oo toos uga tumey barxada kubada Muqdisho: ARAG Banaadir ma nabadbaa oo ASALA

Mid ka mida barxadaha kubada cagta ee Muqdisho ayaa fanaanada Hodan C/raxmaan iyo fanaaniin kale oo caana ay markii ugu horeysay ka qaadeen hees wadani ah oo amaanaysa Muqdisho iyo nabada iyo waliba bilicda dalka. Heestan oo ASAL ah nala arka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.