X

Hodan C/raxmaan oo la kulantey wasiirka warfaafinta mahadna uga celisey soo dhaweynta

Wasiirka warfaafinta Somaliya Maareeye ayaa soo dhawryn ku qaabiley labada fanaan ee Hodan C/raxmaan iyo Rasta oo dalkooda fasax wacyigelin u tagey wuxuuna kala Hadley muhiimada ay leedahay imaatinkooda.

Dhinaca kale fanaanada Hodan C/raxmaan oo iyadu hadashay ayaa ka mahadcelisay soo dhaweynta kuna boorisey dib u dhiska hoyga hidaha iyo dhaqanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.