Awdal 06 Dec 2014–Hogaamiyaha ciidanka Awdalstate ayaa digniin u direy horgalada ka soo horeeya cadowga. Mujaahid Geelle Ismaciil Cadar oo ka hadlay halganka lagu xoreynayo dhulka reer Adal ayaa dhinaca kula dardaarmay salaadiinta qaar in ay dadkooda u damqadaan inta ay Siilaanyo ku wareersan yihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM