Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe ayaa ka cawdey magaca loogu yeero ee maamulka kumelgaarka ah e Jubba wuxuuna sheegay haddii sidaa magaca loo sii isticmaalo in aanaan ka jawaabey warqad dambe kana aan qaybgaleyn kulamo dambe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS