Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe ayaa sheegay in caruurta argagixisadu u adeegsatay dagaalkii Puntland ay kuwo la mida ku hayaan deegaanada Jubada Hoose wuxuuna is waydiiyay bal dhalaankaasi diin ka fahmayaan wuxuuna sheegay in caruurteenii lagu dano gaarayo oo hadda dadkii waaweynaa kaliya dalka u soo hareen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS