X

Hogaamiyaha ururka kacdoonka AARA Suldaan Wabar oo sheegay in uu ka badbaaday shirqool loo dhigey

Hogaamiyaha ururka kacdoonka reer Adal ee AARA ayaa sheegay in uu ka badbaaday shirqool ay u dhigeen maamulka Hargeysa wuxuuna u sheegay taageerayaasha ururka in ay nabad ku seexdaan. Dhinaca kale wuxu qarxiyay in lacagta ay reer Boorama ku galaan ciyaaraha in ay tigidhada gooyaan dad Hargeysa laga keenay si lacagtu u gelin degmada Boorama.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.